Doorasho la isku wada tanaasulay oo maanta ka dhacay Muqdisho (Yaa kusoo baxay)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ku matalaya gobolada Waqooyi, waxaana la doortay ilaa sadex Xildhibaan oo labo kamid ah rag kusoo baxeen. Doorashada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa aheyd mid aan xamaasad haba yaraatee laheyn, waxaana sadexda kursi ee la doortay dhamman ahaayeen kuwa la isku tanaasulay oon wax … Continue reading Doorasho la isku wada tanaasulay oo maanta ka dhacay Muqdisho (Yaa kusoo baxay)